Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Victoria oo debciyay xayiraaddii COVID-19


Dowlad goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa khafiifisay xayiraadihii saarnaa gobolkaas muddo laba todobaad ah, waxaana soo dhaweeyay dadweynaha gobolkaas oo ay Soomaalidu ka mid yihiin.

Faah-faahinta warbixintan waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar baafo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG