Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan UK oo jareysa kaalmadii ay siin jirtay dalalka saboolka ah


Ra'isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa dirqi kaga badbaaday in ay qaar ka mid ah xubnaha xisbigiisa ee Baarlamanka kahor yimaadaan qorshe ay dowladiisu ku dooneyso in ay ku yareyso gargaarkii Ingiriisku uu siin jiray waddamada saboolka ah.

32 xildhibaan oo ay ku jirto Ra'isul Wasaarihii hore ee Britain Theresa May iyo afar wasiiir ayaa taageeray qorshe lagu diidayo 4 bilayn oo laga dhimay deeqihii dowladu bixin jirtay, soona jeediyey in baarlamanka lahor keeno.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da Qaarada Yururb Abdihafid Awil Ismail.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG