MEKELE —
Malaayiin qof oo ku dhaqan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa aad ugu baahan gargaar cunno, iyadoo magaalada Mekelle oo ah xarunta gobolkaas qoysaska barakacay ay sheegayaan in maalmaha qaar aysan haysan wax ay cunaan.
Sida ay ku soo warrameyso Wariyaha VOA-da ee magaalada Mekele Heather Murdock gaajada ayaa ah ka mid ka dhalatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee isku dhacyada gobolka,
Wariyaha VOA ee magaalada Washington Jamaal Axmed Cismaan ayaa noo soo koobaya.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available