Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Shiinuhu dadkiisa uga saaray saboolnimada?


Gobol ka mid ah gobollada waddanka Shiinaha ayaa soo bandhigay qaabkii uu saboolnimada uga saareen bulshooyinka ku dhaqan tuulooyinka gobolkaas, waxaana kulan lagu soo bandhigay warbixintaas lagu casuumay ardayda Soomaaliyeed ee waxbarashada u jooga dalkaas.

Warbixin arrinkaas ku saabsan waxaa inoo haya wariyaha VOA-da Ibraahim Cumar Baafo.

Sidee gobollada Shiinuhu dadkooda uga saareen saboolnimada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:59 0:00


XS
SM
MD
LG