Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK oo korortay


Xafiiska tirakoobka qaranka ee waddanka Ingiriiska ayaa xog uruurin uu sameeyay ku sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunka COVID-19 ay kor u kacday ilaa iyo saddex meelood laba meel.

100'000 oo qof ayaa xanuunka laga helay ilaa 29-kii bishii May, iyadoo todobaadkii ka horeeyeyna tirada dadka laga helay ay aheyd 60'000 oo qof, waxaana badi dadkan laga helay nuuca xanuunka ka yimid India oo soo gaaray Ingiriiska.

Warbxin arrinkaas ku saabsan waxaa London inooga soo diray wariyaha VOA-da ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK oo korortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00


XS
SM
MD
LG