Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Victoria oo kaalmo u ballanqaaday ganacsiga ay saameysay xayiraadda COVID-19


Dowlad Goboleedka Victoria ee dalka Australia ayaa ku dhawaqday inay siineyso dhaqaalo ganacsatada yar yar iyo kuwa dhexe ee uu saameyay xayiraaddii gobolka lagu soo rogay tan iyo todobaadkii hore si dhaqaalahooda aanu hoos ugu dhicin.

Ganacsiga kaalmadan ay gaareyso waxaa ka mid ah kuwa Soomaalidu leedahay, waxaana warbixintan magaalada Mlebourne ee dalka Australia inooga soo daray wariyahaya VOA Ibrahim Cumar Baafo.

Victoria oo kaalmo u ballanqaaday ganacsatada ay saameysay xayiraadda COVID-19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00


XS
SM
MD
LG