Isku xirrada

War Deg-Deg ah

10 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay waddanka Masar


Ugu yaraan 10 qof ayaa ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay tuulo ku taal waddanka Masar, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga oo garay goobta uu dagaalkaas ka dhacay.

Warkan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray Wariyaha VOA-da Xussein Cismaan Saxnuuni.

10 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay waddanka Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:53 0:00


XS
SM
MD
LG