Isku xirrada

War Deg-Deg ah

China oo kordhisay tirada caruurta ay dhali karaan qoysaska


Qoysaska waddanka Shiinaha ayaa loo fasaxay inay dhali karaan ilaa seddex carruur ah kaddib tirakoobkii ugu dambeeyey oo lagu ogaaday in hoos u dhac uu ku yimid tirada carruurta ku nool dalkaas.

Warbixintan waxaa magaalda Melbourne ka soo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG