Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay waalidiinta Soomaalida Canada uga walaacsanyihiin ku noqoshada Iskuullada?


TORONTO
TORONTO

Dugsiyada waxbarashada ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa xiran muddo laba bil ah, iyadoo ardaydu ay muddadaas waxbarshada ku qaadanayeen qaab Online ah, hase yeeshe saraakiisha caafimaadka ayaa xilligan soo jeedinaya in Iskuullada dib loogu laabto.

Waalidiinta qaar ayaa ka walaacsan bad-qabka carruurtooda haddii ay soo jeedinta ku laabashada Iskuullada ay dhaqangasho.

Wariyaha VOA-da ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrinkan ka wareystay Farxaan Cali Jimcaale oo kamid ah waalidiinta Soomaalida ee magaalada Toronto, ugu horreyna waydiiyay aragtidiisa ku aaddan in ardayda ay xilligan ku laabtaan fasallada?

Maxay waalidiinta Canada uga walaacsanyihiin ku noqoshada Iskuullada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:02 0:00


XS
SM
MD
LG