MELBOURNE —
Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay ka mid ah goobaha waxbarashada, si loo xakameeyo faafitaanka xanuunka COVID-19.
Dadweynaha ayaa is weydiinaya inta cishe oo ay saarnaan doonto xayiraadan, iyadoo wasiirka caafimaadka ee dowladda Federalka Greg Hunt uu ku tilmaamay mid aad loogu baahanaa marka ay noqoto xakameynta xanuunkan, laakiin ay ka xunyihiin xayiraadaha ay soo rogeen.
Wariyaha VOA ee waddanka Australia Ibraahim Cumar Baafo ayaa xayiraadda Victoria warbixin ku faah-faahinta.
Facebook Forum