Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa maalintii Labaad waxaa saaran xayiraad adag, iyadoo ay saameysay dhammaan adeegyada muhiimka u ah bulshada.
Wariyaheena Qaarada Australia Ibrahim Omar Baafo ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Melbourne ee dalka Australia .