Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan xabbad-joojintii dhaqan gashay ee Israel iyo Xamaas


Al-Aqsa Mosque

Dagaalkii u dhexeeyay Israel iyo kooxaha Falastiiniyiinta ee dhawaan xabbad-joojinta lagu heshiiyay ayaa burbur iyo dhimasho ka dhaliyay marinka Gaza, sidoo kalena cabsi badan ka abuuray gudaha Israel.

Wariyaha VOA ee Washington Xuseen Barre ayaa warbixintan ka diyaariyay waxyaabihii markii hore keenay dagaalkan iyo sida ay u dhaqan gashay xabbad-joojintii dhawaan lagu dhawaaqay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG