Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Masar, al-Sisi oo Booqday Djibouti


Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfatex Al-Sisi oo shalay booqasho dhowr saacadood ah ku tagay dalka Jabuuti ayaa isla shalay ka amba baxay dalkaasi. Madaxweynaha ayaa horkacayay wafdi balaaran oo ka socda dalkiisa. Al-Sisi ayaa kulan la qaatay madaxweynaha Jabiit Ismaacill Cumar Geele. Labada madaxweyne iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen waxaa warbixintan ka soo diray Ramadaan Muuse.

Dhageyso booqashada al-Sisi ee Djibouti
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:07 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG