Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Geelle oo kulankii ugu horreeyay la yeeshay golihiisa Wasiirada


Madaxweyne Ismael Omar Guelleh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankiisii ugu horreeyay la yeeshay golihiisa wasiiradda ee dhawaan la magacaabay, wuxuuna kala hadlay arrimaha maamulkiisu uu mudnaanta siin doono shanta sano ee soo socota.

Madaxweyne Gelle wuxuu dhinaca kale boogaadiyay saameynta haweenku ay ku leeyihiin siyaasadda Jabuuti.

Wariyaha VOA-da ee dalka Jabuuti Ramadan Muuse ayaa warbixinta soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG