MELBOURNE —
Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa lagu soo rogay xayiraad kaddib markii uu ka dilaacay cudurka COVID-19, iyadoo tirada dadka laga helay xanuunkan ay sii kordheen maalmihii la soo dhaafay.
Warbixnta waxaa magaalda Melbourne ka soo diray wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar Baafo.