Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Door nuucee ah ayay qaxootiga Soomaaliyeed ku leeyihiin gacansiga Islii?


Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ee dalka Kenya, gaar ahaan xaafadda Islii ayaa door muhiim ah ka qaata hormarinta adeegyada bulshada iyo sidoo kale ganacsiga kala duwan ee ka jira xafaaddaas.

Magaalada Nairobi, waxay Qaxootiga Soomaalidu ku soo kordhiyeen xarumo ganacsi oo bulshada u qabta adeegyada ay u baahan yihiin.

Warbixintan waxaa Nairobi inooga soo diray wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed.

Door nuucee ah ayay qaxootiga Soomaaliyeed ku leeyihiin gacansiga Islii?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00


XS
SM
MD
LG