Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martin Bashir oo raali-gelin ka bixiyey khiyaameyntii Diana


Martin Bashir
Martin Bashir

Martin Bashir, oo ah saxafigii ka tirsanaa BBC-da ee hadda howlgabka noqday ee khiyaameeyay Amiiraddii gobolka Weles ee Diana si ay u bixiso wareysi culus, ayaa Axaddii raaligelin siiyay labada wiil ee ay dhashay Diana ee Amiir William iyo Amiir Harry.

Hase yeeshee Martin Bashiir waxa uu sheegay in sheegashooyinka la xiriira in ficilladii uu sameeyey ay sabab u ahaayeen dhimashadeeda ay tahay mid aan macquul ahayn.
Baaritaan ay sameeyeen guddi madax-banaan ayaa shaaca ka qaaday in Martin Bashir uu sameeyey dokumentiyo been abuur ah, si uu u xaqiijiyo inuu wareysi ka helo Amiirad Diana.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee AFP waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Martin Bashir oo raali-gelin ka bixiyey khiyaameyntii Diana
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00


XS
SM
MD
LG