Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ontario oo qaadeysa xayiraaddii COVID-19


Dr. Axmed Cigaal

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa Khamiistii shalay aheyd ku dhawaaqday inay gobolka ka qaadi doonto xayiraaddii saarneyd in ka badan laba bil, taas oo sameysay nolosha dad badan oo ay Soomaalidu ku jirto.

Amar ahaa in guryaha la joogo ayaa lagu soo rogay gobolka billowgii bishii March, iyadoo wixii xilligaas ka dambeeyay dadka aysan la kulmi karin cid ka baxsan inta guriga la deggan, waxaana la oggolahaa oo keliya in dadku ay bannaanka u aadaan shaqo, adeeg iyo jimicsi, iyagoo dhinaca kale ilaalinaya nidaamka kala fogaanaya.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Dr Axmed Cigaal, ugu horreyna waydiiyay waxa ay tahay xayiraadaha hadda la qaadayo?

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG