Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Kenya oo daah-furay dekedda cusub ee Lamu


Uhuru oo ku sugan dekedda Lamu

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarigga ka jaray dekadda Laamu oo muddo uu socday dhismaheeda, waxeyna noqoneysaa dekafda labaad ee Kenya ay yeelaneyso.

Kenya ayaa horey ugu tiirsaneyd dekedda Mombassa, oo sidoo kale dalal badna oo kui yaalla Bariga Afrika ay adeegsadaan, waxaana dekeddan ay culeyska ka yareyn doontaa taas.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG