Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya


Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay Soomaalida ku nool dalka Kenya, iyagoo guddiga suuqa Islii ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internet-ka.

Arrintan ayaa imaanaysa kumanaan qof oo ku nool magaalada Nairobi ay wali dhibbaneyaal u yihiin adeegga ama Applicationka CASH24 kaas oo la goostay lacago badan oo ay leeyihiin dad badan oo Kenyan ah oo ay Soomaali badana ku jirto.

Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintan ka diyaariyay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG