Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda UK oo debcisay xayiraadihii COVID-19


Dowladda Ingiriiska ayaa qaaday tallaabooyinkii ugu waaweynaa ee lagu fududeynayo xayiraadaha xanuunka COVID19, iyadoo dhinaca kale ay jirto cabsi weyn oo laga qabo nuuca caabuqa Hindiya oo soo gaaray Britain.

Isniintii ayaa markii ugu horresay bulshada ku nool mandiqadda England ay u billaabay inay fariistaan maqaayadaha, madxafyada iyo goobihii kale ee ay saarneyd xannibaadda COVID19.

Warbixin ku saabsan amuurtaas waxaa London inooga soo diray wariyaha VOAda qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Dowladda Ingiriiska oo debcisay xayiraadihii COVID19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


XS
SM
MD
LG