Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday hindisaha BBI


Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa gabi ahaanba diiday hindisaha cusub ee BBI ee mas’uulyiinta hadda xilka dalkaasi haya ay ku doonayaan inay wax uga badalaan dastuurka dalkaasi Kenya.

Maxkamadda ayaana sheegtay in sharcigaasi BBI uu yahay mid aanan xilliga ku haboonayn dalka.

Go'aanka maxkamadda ayaa imaanaya xilliga Garyaqaanada dhanka sharciga iyo qaar kamid ah siyaasiinta Kenya ay ka hor yimaadeen hindisaha BBI.

Haddaba Cabdirizaaq Maxamed oo kamid ah sharci yaqaana dalka Kenya islamarkaana si madax banaan ula shaqeeya maxkamadda sare ee Kenya ayaa waxa uu ka dhigan yahay go'aanka maxkamadda uu uga warramay Wariyaha VOA-da ee Nairbo Khadar Maxamuud Xareed.

Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday hindisaha BBI
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00



XS
SM
MD
LG