Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Soomaalida uga faa'iideysan karaan go'aanka FDA-da?


Xarunta dhexe ee FDA ee magaalada White Oak, Maryland.

Hay’adda Maamulka Cunada iyo Dawooynka Mareykanka ee loo soo gaabiyo FDA ayaa Isniintii hore ogolaatey in la talaali karo 12 jirka iyo wixii ka weyn, waxaana ay tani fursad u siineysaa in talaalka ay qaadan karaan caruurta ka weyn 12 jirka.

Hay’addu waxay sheegtey in talaalku u yahay caruurta mid aan waxyeelo u geysaneynin kana difaacaya xanuunka COVID-19. Talaalka shirkadda Pfizer ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee loo ogolaado inay qataana dadka da’doodu ka yar tahay 16 jirka.

Hadaba sidee dadka Mareykanka, gaar ahaana Soomaalida uga faa’iideysanayaan fursadan iyo go’aanka FDA-da?

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixin arrintan ku saabsan diyaarisay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00






Facebook Forum

XS
SM
MD
LG