Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Caleema-saarka Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle


Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad maanta loo dhaariyay xilka madaxweynaha dalkaasi, ka dib markii uu ku guuleystay doorasho ay qaadaceen mucaaradka oo la qabtay bishii hore.

Munaasabadda caleema saarka Geelle oo lagu qabtay caasimadda Djibouti ayaa waxaa ka qeyb-galay madax ka kala socotay gobolka iyo caalamka, oo ay ka mid ahaayeen Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Wariyaha VOA, Ramadaan Muuse Jaamac, ayaa warbixintan Djibouti nooga soo diray.

Caleema saarka madaxweynaha Jabuuti
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00


XS
SM
MD
LG