Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeymaha Gaza oo maalintii shanaad galay


Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Marinka Qaza iyadoo dagaalyahanadda Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa’iil.

Dagaalka Qaza ayaa galay maalintii shanaad oo xiriir ah. Jimcihii Shalayna Isra’el waxay sheegtay in Ciidamadeeda Cirka iyo kuwa dhulka ay qeyb ka ahaayeen weeraradii dhacay, balse ciidammadooda aysan gudaha u gelin Qasa.

Wararkii ugu dambeeyay ee Gaza ee VOAda waxaa inoo soo koobaya Ibrahim Xassan Dandureey.

Dhageyso weerarka Gaza
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


XS
SM
MD
LG