NAIROBI —
Guud ahaan waddanka Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana dabbaal-degga farxadda Ciidul-Fitriga ay ku soo aadday iyadoo maalmo kahor dowladda Kenya ay debcisay xayiraaddii COVID19.
Warbixin ku saabsan qaabkii Muslimiinta Kenya u ciideen waxaa magaalada Nairobi ka soo diray wariyaha VOA-da Yasiin Ciise Wardheere.
Facebook Forum