Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiyaha baarlamanka Garissa oo mooshin laga gudbiyey


Garissa
Garissa

Xildhibaanada ismaamulka Garissa ee deegaanka gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay xoghayaha baarlamanka Garissa u gudbiyeen moshin xilka looga qaadayo gudoomiyha baarlamanka Garissa.

Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray Garissa.

Guddoomiyaha baarlamanka Garissa oo mooshin laga gudbiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00


XS
SM
MD
LG