MELBOURNE —
Magaalada Melbourne ee gobolka Victoria ayaa kiiskii ugu horeeyey ee COVID-19 laga helay muddo ka badan laba bilood, iyadoo qofka laga helay uu degenyahay xaafadaha Soomaalidu ku badanyihiin.
Warbixintan waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOAda Ibrahim Cumar Baafo.