Isku xirrada

War Deg-Deg ah

20 qof oo lagu dilay duqeymihii diyaaradaha Israel ee Gaza


Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in ugu yaraan 20 qof oo ay ku jireen sagaal carruur ah ay ku geeriyoodeen duqeyn ay Israel xalay ka geysatay magaalada Gaza, waxyar kaddib markii ururka Hamas uu madaafiic ku garaacay deegaanno ku yaal magaalada Qudus.

Wararki ugu danbeeyay ee rabshadaha Bariga Qudus iyo duqeymihi xalay loo geystay Gaza waxaa Qahira ka soo diray Xuseen Cusman Zaxnuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG