Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ontario: Hoos u dhac ku yimid faafitaanka COVID19


TORONTO

Gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa laga soo sheegayaa hoos u dhac ku yimid kiisaska xanuunka COVID-19, taasoo ah tiradii ugu yareyd ee maalinle ah muddo lix toddobaad ah, xilli gobolkaasi wali uu ku jiro xayiraadihii ay dowladda ku soo rogtay.

Soomaalida ugu badan ee Canada ayaa deggan gobolka Ontario, waxayna kamid yihiin bulshooyinka uu saameeyay xanuunkan, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA ee magaalada Toronto Xuseen Nur Xaji.

Onterio: Hoos u dhac ku yimid faafitaanka COVID19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00


XS
SM
MD
LG