Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dekedda Jabuuti oo kaalinta koowaad ka gashay Afrika


Djibouti port

Dowladda Jabuuti ayaa soo dhawaysay warbixin uu soo saaray Bankiga Adduunka oo lagu qiimaynayey waxqabadka dekadaha laga dajiyo konteenarrada, warbixintaas oo Djibouti ay Afrika u gashay kalinta kowaaad, halka adduunkana ay ka noqotay kalinta 61-aad.

Warbixintan waxaa Jabuuti inooga soo dirtay Sagal Siciid Faarax.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG