Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee loogu diyaar-garoobay munaasibadda Ciidda?


Dunida islaamka waxaa la isku diyaarinayaa soo dhaweeynta Ciidal Fidriga, iyada oo sannadkan uu noqonayo sannadkii labaad ee uu munaasabadda Ciidda uu saamaynayo xanuunka COVID19.

Waxaa suurtagal ah in dad badan ay guryahooda ku ciidaan. Hadaba sidee loogu diyaar garoobayaa munaasibadda Ciidda Barakaysan ee Soonfur?

Xuseen Barre Aden ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

Sidee loogu diyaar garoobay munaasibadda Ciidda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:35 0:00


XS
SM
MD
LG