Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan Gantaalkii soo fara-baxsaday ee Shiinaha


Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay in khatar badan aanu geysan doonin gantaalka la xakameyn waayay ee weli hawada sarre kujira marka haraadigiisu uu dib dhulka ugu soo laabto.

Wariyaha VOA ee qaarada Austraalia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixintan Melbouerne kasoo diray.

Warbixin ku saabsan gantaalkii soo fara-baxsaday ee Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:41 0:00


XS
SM
MD
LG