Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharraxiin Soomaali ah oo ku soo baxay doorashooyinkii Ingiriiska


Hoggaamiyaha Xisbiga Labor Party Keir Starmer
Hoggaamiyaha Xisbiga Labor Party Keir Starmer

Ugu yaraan afar musharrax oo Soomaali ah ayaa ku soo baxay doorashooyinkii deegaanka ee Khamiistii ka dhacay dalka Britain, waxaana dhinaca kale doorashooyinkan guuldarro weyni ka soo gaartay Xisbiga mucaaradka ee Labour Party.

Xisbiga talada haya ee Conservative Party ayaa ku guuleysay kuraas ka badan intii ay filayeen.

70% kuraastii lagu tartamay ayaa xisbiga shaqaalaha lagaga guuleystay, waana guuldaradii ugu weyneyd ee soo wajahda tan iyo intii uu xilka xisbigaasi qabtay Sir Keir Starmer.

Mandaqada Welshka oo keliya ayuu xisbiga shaqaaluhu guulo ka gaaray, halka Scotland la filayo in uu xisbiga SNP uu helo aqlabiyada kuraasta baarlamanka gobolkaas.

Warakii ugu danbeeyey ee doorashooyinkaas waxa magaalada London inooga soo dirayy wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Xisbiga Shaqaalaha Ingiirka ee Labor Party oo guuldarro weyni soo gaartay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


XS
SM
MD
LG