Xanuunka COVID19 ayaa ku faafay meelo badan oo dunida ah, waxaana dad badan cabsi geliyay masiibadii uu Xanuunka COVID19 u geystay dalka India, waxaana waddamada ku dadaalaya in ay xakameeyaan xanuunkan ka mid ah dalka Masar.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Qaahira inooga soo diray wariyaheenna Hussein Saxnuuni.