Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan xaaladda COVID19 ee dalka Canada


TORONTO

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa soo rogtay in warshadaha iyo goobaha kale ee la midka ah ee laga soo sheego tiro ka badan shan kiis oo xanuunka COVID19 in la xirayo, taasoo qeyb ka ah xakameynta COVID-19.

Sdiaas oo kale shaqaalaha łagama maarmaanka ee ku shaqeeya duruufaha xanuunkan ayaa la siinayaa muhiimadda ugu horreysa ee tallaalka, sida uu ku soo warramayo wariyaha VOA ee magaalada Toronto Xuseen Nuur Xaaji.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG