TORONTO —
Soomaalida waddanka Canada ayaa 70 kun oo dollar oo ay iska soo aruuriyeen u diray Soomaaliya, si loogu afuriyo dadka danyarta ah ee aan heysan raashin inta lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan, waxana ololaha lacag aruurintan isku xilsaaray kooxda Walaal Afuri.
Warbixintan waxaa magaalada Toronto ka soo diray wariyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji.
Facebook Forum