Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sudan oo soo jeedisay in heshiis qaanuuni ah laga gaaro biyo-xireenka Nile


Biyo-xireenka GERD
Biyo-xireenka GERD

Iyadoo wali ay taagan tahay xiisadda biyo-xireenka Ethiopia ayay dowladda Sudan ku baaqday in heshiis qaanuuni ah laga gaaro xiisadda wabiga Nile kahor bartamaha sanadkan, xilli wali Dowlada Ethiopia ay ku adkaysanayso in ay buuxineyso biyo-xireenkeeda GERD bilaha July iyo August.

Warbixintan waxaa Qaahira ka soo diray wariyaheena Xuseen Saxnuuni.

Sudan oo soo jeedisay in heshiis qaanuuni ah laga gaaro biyo-xireenka NIle
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:16 0:00


XS
SM
MD
LG