Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yurub oo fududeyneysa xayiraadaha COVID19


Dalal dhowr ah oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa billaabay inay khafiifiyaan bandowagii saarnaa ee la xiriiray xanuunka COVID19, waxaana shalay laga qaaday dalka Portugal xanibaadihii saarnaa.

Maqaayadaha wax laga cuno iyo goobaha cabitaanada ayaa furnaan doona ilaa 10:30 fiidnimo, iyada oo miiskiiba ay fariisan karaan lix qof meherada gudahooda, halka banaankana ay fariisan karaan ilaa 10 ruux, waxaana badiba meheradaha furnaan doona ilaa sagaalka fiidnimo maalmaha Isniinta ilaa Jimcaha halka dabayaaqada todobaadkana ay furnaan doonaan ilaa todobada fiidnimo.

Wararkii ugu dambeeyey ee xayiraadahaas la qaadey Yurub waxa magaalada London inooga soo direy wariyaha VOAda Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Yurub oo fududeyneysa xayiraadaha COVID19
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00


XS
SM
MD
LG