Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ruushka oo xubno sare oo ka tirsan Midowga Yurub dalkeeda ka mamnuucday


Dowladda Ruushka ayaa sideed sarkaal oo reer Yurub ah ka mamnuucday in ay dalkeeda soo galaan iyadda oo kaga falcelineysa cunaqabateyn uu Midowga Yurub saaray shakhsiyaad ka mid ah muwaadiniinteeda.

Moscow ayaa sheegtay in saraakiisha ay dalkeeda ka mamnuucday ay ku jiraan Vera Jourova oo ah madaxweyne ku-xigeenka xagga qiyamka iyo hufnaanta guddida fulinta Yurub, Madaxweynaha Baarlamanka Yurub iyo xubin Faransiiska u fadhiya Baarlamanka Yurub.

War ku saabsan amuurtaas waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOAda qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Ruushka oo xubno sare oo ka tirsan Midowga Yurub dalkeeda ka mamnuucday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00


XS
SM
MD
LG