Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo sanad kaddib xireysa xeryaha Dadaab iyo Kakuma


Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma oo qaxootiga ku jira ay u badan yihiin kuwo ka yimid Soomaaliya, oo ay wehliyaan qaar u dhashay Suudaanta Koofureed iyo waddamo kale.

Kenya waxa ay sheegtay in sanad kadib ay albaabada u laabeyso xeryahaasi.

Jacfar Kukaay ayaa warbixintan nooga diyaariyay.

Kenya oo sanad kaddib xireysa xeryaha qaxootiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00


XS
SM
MD
LG