Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo kusoo badanaya Toronto


Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu qabtay laba eedeysane oo loo heysto dilkii wiil Soomaaliyeed oo dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Haabiil Axmed Xasan oo billowgii bishan la dilay.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo direy.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG