Beeraleyda dalka New Zealand ayaa kacabanaya shaqaale yari, iyadoo dalaga ka soo go'aya beerahaas ay dhulka daadsanyihiin, kaddib markii dad badan oo ka shaqeysan jiray beeraha, oo ay Soomaaliduna ka mid tahay ay u guureen Australia.
Warbixinta waxaa magaalada Melbourne ka soo diray wariyaha VOA Ibrahim Cumar Baafo.
Facebook Forum