Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caqabadaha Soomaalida India kala kulantay mowjadda COVID19


Dad badan oo Soomaali ah oo u badan arday waxbarsaho u joogta iyo dad caafimaad u yimid dalka India ayaa hada caqabado dhanka safarka ah la kulmaya, kadib markii wadamo badani ay iska joojiyeen duulimaadyada kaga imanaya wadanka india .

Wariyaha VOA, oo nooga soo warama qaarada Australia iyo koonfurta Asia, Ibrahim Cumar Baafo ayaa la xiriiray Soomaali ku sugan India warbixintana Melbourne kasoo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG