Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirkii Isbadalka Cimilada oo Jigjiga lagu soo gabagabeeyay


Magaalada Jigjiga ee xarunta dowladda deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa lagu soo gabagabeeyey shir lagaga wada hadlayay isbadalka cimilada iyo sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka ka dhasha.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo khubaro kala duwan ayaa warbixin uu ku eegayo uu magaalada Jigjiga nooga soo diray wariyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Shirkii Cimilada oo Jigjiga lagu soo gabagabeeyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00


XS
SM
MD
LG