Hay'adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta, kadib markii wariye warbixin diyaariyay oo eedaymo booliiska u jeediyay loo diray hanjabaad.
Booliiska Kenya ayaa iyaguna dhankooda eedaasi iska fogeeyey.
Warbixintan waxa Nairobi ka soo dirtay wariyahayaga Intisaar Saalax Xuseen.