Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Ontario oo xayiraad cusub lagu soo rogay


TORONTO
TORONTO

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada oo ah gobolka ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan ee dalkaas ayaa Jimcihii shalay aheyd soo rogay xayiraado cusub, kuwaas oo kordhinaya amarkii ahaa in guriyaha lagu nagaad, si loo xakameeyo cudurka Covid19.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay xildhibaan Feysal Xasan oo ka tirsan baarlamanka gobolka Ontario, ugu horreyna waxa uu waydiiyay xaaladda COVID-19 ee gobolka.

Wareysiga Xildhibaan Faysal Xasan ee xayiraadda Ontario
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:04 0:00


XS
SM
MD
LG