Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maraykanka: Kufsi Wadareed ayaa ka Jira Gobolka Tigray


Dawladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xaaladda bani’aadaminmo ee ka taagan gobolka Tigray ee dalka Ethiopia. Danjiraha Maraykanka ee QM, Linda Thomas-Greenfield ayaa sheegtay in kufsi wadareed halkaasi ciidamadu ay ugu geysteen haween qaarkood da’doodu ay siddeed sano jir tahay.

Dhinaca kale, dawladda Maraykanka ayaa ugu baaqday dawladda Eritrea in ciidamadeed ay si dhakhso ah ugu saarto gobolkaasi.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo jeedinaya Jacfar Kukay.

Dhageyso Hadalka Maraykanka ee G. Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:53 0:00


XS
SM
MD
LG