Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkey iyo Masar oo soo ceshanaya xiriirkii diblomaasiyadeed


Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu
Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in xiriirka kala dhexeeya dalka Masar uu soo hagaagayo, islamarkaana ay dhawaan is dhaafsan doonaan safiirro, waxaana wasiirka arrimaha dibadda Turkey Mevlut Cavusoglu uu rajo weyn ka muujiyay wadahadallada labada dal.

Warbxintan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Xiriirka diblomaasiyadeed ee Turkey iyo Masar
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00


XS
SM
MD
LG