Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda gobolka Minnesota kaddib dilkii Daunte Write?


Kim Potter
Kim Potter

Magaalooyinka mataanaha ah ee Minneapolis iyo Saint Paul ee gobolka Minnesota ayaa lagu soo rogay bandow, kaddib markii ay soo xoogeysteen rabashadaha iyo mudaaharaadyada looga soo horjeedo dilkii Daunte Wright oo ay toogatay Kim Potter oo ka tirsaneyd ciidanka booliska.

Axmednuur Ugaas oo ah wariye iyo falanqeeye degan Minnesota ayaa Sahra Cabdi Axmed uga warramay xaaladda gobolkaasi

Wareysiga Axmednuur Ugaas
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00


XS
SM
MD
LG